Ra’isul Wasaare Caan ah oo shaaciyay in Osama Bin Ladin uu shahiiday 

Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan, Imran Khan ayaa markii ugu horeesay shaaciyay in Hogaamiyihii kooxda Al Qaacida Osama Bin Ladin oo ay dileen ciidamo Mareykan ah in uu shahiiday. Imran Khan ayaa xili uu khudbad kahor jeedinayay Baarlamaanka  Pakistan ayaa sheegay in Osama bin Ladin uu ahaa shahiiid, waxa uuna khalad dhacay ku tilmaamay in Pakistan  … Continue reading Ra’isul Wasaare Caan ah oo shaaciyay in Osama Bin Ladin uu shahiiday